Real Sociedad Oo Guul Ay Qalmeen Ka Gaartay Man United.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Real Sociedad ayaa guul ku timid gool rigoore ah waxa ay ka gaareen United , waxa ayna ciyaarayeen lugta koowaad ee  wareegga Groupyada tartanka Europa League

Sheekada ciyaarta :Qeybta koowaad  : United awoodda jir ahaaneed waa fiicnaayeen kaliya waxaa ka maqnaa in go`aanada sedexda xagalka noqdaan kuwo wax ku ool ah

Sidaas oo ay tahay labada koox fursado xaqiiq ah iskuma aysan sameyn , waxa ayna ciyaarayeen lugta koowaad ee  wareegga Groupyada tartanka Europa League

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here