Wacyi-galinta Talaalka Covid-19 oo lagu qabtay Muqdisho.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho waxaa ka socda wayi-galinta talaalka iyo qaadashada covid-19 iyado hormuud ay utahay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo hey’adda WHO.

Warbixintan Waxaa Inoo Inoo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here