Xaalad Cunno iyo Biyo la’aan oo soo Wajahday Qoysas ku nool deegaano hoostaga Beledweyne.

0
98

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin hoostaga degmada Beledweyne ee Gobolka Hiraan ayaa waxaa ka jira xalad nololeed oo aad u adag kadib markii dadka deegaanka ay waayeen biiyo iyo cunto midaasi sababta abaaraha xoogeystay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here