Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 2kun qoys oo ku jira xerayaha barakaca magaalada jowhar gaar ahaan xaafadda horseed ayaa laga soo sheegayaa xaalad dhanka nolosha ah.
Gudoomiayaha xaafadda horsed C/kariin Xaamud Xasan oo lasoo xiriiray warfidiyeenada Radio Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay qabaan dadka ku jira xeryaha barakacyaasha xaafadaasi.
Warbixintan Waxaa In Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.