Dowladda Soomaaliya Oo shaacisay tirada dadka ay saameysay Abaarta.

0
147

 

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada  ay waddo DFS iyo goobaha ugu daran ee saameynta ay ku yeelatay abaartu.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here