Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarradan ayaa sheegay in loo baahan yahay in marka hore la taageero ganacsatada yar yar iyo shirkadaaha iyadoon dowlad ama hey,addo la sugin dhaqaalo si waddanka dhaqaalaha dib ugu soo noqdo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.