Culimada Jowhar Oo Bulshada ugu baaqay in laga qeyb qaato Dhismaha Masjidka Abuubakar Al-Sadiiq.

0
125

Culimada Kunool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa ugu baaqay Bulshada Kunool Jowhar in ay kaqeybqaataan Dhameystirka Dhismaha Masjidka Abuubakar Al-sadiiq ee Magaalada Jowhar

Dhismaha Masjidka ayaa Maraya Heer Gabagabo ah Waxaana Culimada ay Bulshada Xusuusiyaan in ay kaqeybqaataan sidii uu si degdeg ah ugu dhamaan lahaa Dhismaha Masjidkaan.

Wariyaheena Maxamed Abuukar Abdirahmaan ayaa inoo Dhameystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here