Qaramada Midoobay Oo Shaacisay In Kumannaan Soomaali Ah ay Qarka U Saaran Yihiin Macluul Daran

0
118

Jowhar – (Radio Isnaay) –  RQaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka ku nool qeybo kamid ah Soomaaliya ay qarka u saaran yihiin macluul.

Waxey intaa ku dartey hey’adda in loo baahan yahay gurmad degdeg ah, inta aanay xaaladdu ka sii darin. Meelaha ugu daran waxaa ka mid ah deegaannada Koofur Galbeed.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here