Hordhac: Man United Vs Arenal.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulanka ugu xiisaha Badan premier League todobaadkan ayaa dhex mari doona kooxaha Man United iyo Arsenal kulan ka dhici doona Old Trafford kana tirsan todobaadkii 6-aad ee horyaalka.

Man United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo dib u helay qaab ciyaareed fiican isla markaas badiyay 3-dii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka premier League.

Dhinaca kale kooxda Arsenal ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ah kooxda kaliya ee dhamaan wada badisay kulamadii ay ciyaartay premier Leageu ilaa haatan.

Labada kooxood ayaa kulanka u soo galaya iyaga oo hal ujeedo leh taas oo ah in ay gacanta ku dhigaan 3-da dhibcood ee kulanka isla markaas ayna dhibcuhu u qaybsamayn labadooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here