Barcelona Oo Sedexleey Kaga Talaabsatay Sevilla.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barcelona ayaa guul ay u qalantay waxa ay ka gaareen Sevilla oo ay nasiinada ugu direen laba gool oo nadiif ah halka guud ahaan natiijada ay ku dhamaaty 3 gool .

Sevilla halis ayay ahaayeen balse waxaase dilayay go`aan qaadasho deg deg ah iyo qasaarin fiursado .

Kooxda Sevilla mararka qaar Barca waa kaga gacan sareeyeen kubadaha dhaadheer  jir ahaanna sidoo kale balse kooxda Xavi fursad waliba xaqiiq ah waa ay ka faa`ideysanayeen waliba labadii gool ee  hore oo ahaa rogaal celis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here