Madaxweyne Xasan Sheekh oo QM kala hadlay waxka qabashada Arrimaha Abaaraha ee dalka.

0
115

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah OCHA Mudane Martin Griffiths.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here