Sare u kac dhinaca Rashiinka ah oo laga dareemayo Suuqyada degmada Mahadaay.

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare ukac dhanka cunnada qutuldaruuriga  ayaa laga soo sheegayaa tuulada cali-fooldheere oo hoostagta degmada mahadaay ee G/sh/dhxe

Raashiinkan ayaa isugu jiro midka dibadda laga keeno iyo kan dalka kasoo go,o sida uu Sheegay Axmed Nuur Macallin oo kamid ah ganacsaatada tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here