Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Bulshada ugu Baaqday in loo gurmado dadka ay abaaruhu saameeyay.

0
151

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada ahna Kusimaha wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Mowliid Muqtaar Amiin ayaa sheegay in waajib ay tahay sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeysay abaaraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here