Haweeney Barakac ahayd Oo la timid xirfad badashay Noloshii hore.

0
119

Jowhar (Radio Isnaay) Haweeney bakac ku ahayd mudo sanado ah xerooyinka barakaca ee Magaalada Jowhar ayaa la timid xirfad badahsay Nolosheedii hore,Faadumo  Aadan waa Hooyo heysatada 10 carruur ah oo sideed ka mid ah Aabahood dhimasho iyo nolol lagu ogeyn.

Warbixintan waxaa Soojeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here