Wasaarada Ganacsiga  Hirshabelle Oo Sheegtay in dib loo howlgalinayo Warshadii Sonkorta Ee Isnaay.

0
190

Jowhar ( Radio Isnaay) Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada ahna kusimaha Agaasimaha guud ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Mowliid Mukhtaar Amiin oo ka qeyb galay Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Isnaay ayaa ugu horeyn kawarbixiyay waxyaabihii  Wasaarada u qabsoomay dhawaanahan isagoona Xusay in ay qorsheynayaan in dib loo howlagaliyo Warshadii Sonkorta ee Isnaay iyo midii dharka ee Balcad.

Warixintaan waxaa Soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here