Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Sh/Dhexe oo kormeer ku tagay Tuulooyin hoosyimaada Jowhar.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiintan ka tirsan Maamulka Gobalka Sh/Dhexe iyo kan Degmada Jowhar ayaa kormeer ku tagay Tuulooyinka Balcaano oo hoosyimaada Degmada Jowhar waxana loo guur galayay xaalada dadka abaaraha uu saameeyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here