Wasaaradda Beeraha H/shabeelle oo loogu baaqay in daraasaad lagu sameeyo wax-soo-saarka beeraha.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu danbeeyay waxaa jiray abaaro iyo isbadalka cimiladda oo saameeyay beeraha iyo xoolha dalka soomaaliya.

Cumar saalax cabdi oo ka mid ah macallimiinta waxka dhiga cilmiga beeraha
jaamacadaha jowhar ayaa sheegay in loo helo wasaaradda beeraha quburo ku
sameeyo daraasaad dhanka cilimiga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here