Abaaraha ka jira dalka oo Saameeyn ku yeeshay wax soo saarka beeraha ee deegaano hoosyimaada Jowhar.

0
187

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Geedo-Barkaan ee Dulleedka Magaalada Jowhar ayaa waxa ay ka mid tahay deegaanada uu saameeyay abaaraha dalka ka jira waxana hoos udhacay wax soo saarkii beeraha ee deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here