Dad ka soo hayaamay abaaraha deeganada Galgaduud oo deeq raashin ah la gaarsiiyay.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaalada abaar ee ka jirta miyiga oo ah mid saameynteedu sii baahayso xilli walba ayaa sababeysa in ay sii kordhaan dadka soo maciinsanaya magaalooyinka waaweyn, kuwaa oo isugu jira kuwo dul dagaya qoysaska eheladooda ah iyo kuwo biirinaya xeryaha barakacayaasha ee sii buux dhaafaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here