Maamulka Hirshabeelle iyo Masuulyiinta Safaaradda Ingariiska oo ka wada hadlay Horumarinta Warbaahinta.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Hirshabelle Xildhibaan Aadan Barre Maxamed oo Muqdisho u joogo arimo la xiriira horumarinta Wasaarada ayaa Kulan laqaadatay Madaxa Xiriirka Arimaha Bulshada ee Safaarada Ingiirka Fadhigeeda Soomaaliya Marwo Claire.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here