WFP oo sheegtay in xaaladda abaaraha ee Geeska Afrika ay sii xumaanayso.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in gaajada daran ee ka jirta gobolka Geeska Afrika ee ay sababeen abaaraha daba dheeray, inay sii kordhayso marba marka ka dambaysa, waxaana meelaha ugu daran ka mida dalka Soomaaliya oo aan muddo afar sano ah oo xidhiidh ah aan helin roobabkii la filayey.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here