Mohamed Salah Oo United Ku Diiwaan Gashtay Rikoor 95 Sano Ka Hor Lagu Sameeyay.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Salah ayaa sameeyay rikoor cusub ka dib goolkii uu ka dhaliyay Man United

Kulan wareegga 3-aad ee horyaalka ingiriiska ka tirsan ayay wada ciyaareen waxaana 2/1 ku badisay United oo garoonkeeda la joogay

Salah ayaa noqday laacibka  ugu badan ee Liverpool ee goolal ka dhaliya United dhamaan tartamada , 10 gool ayuu ku leeyahay waxa uuna ka sara maray Gerrad oo 9 ku lahaa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here