Beeraleyda Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay in ay isticicmaalaan tacabka casriga ah

0
170

Jowhar (Radio Isnaay) – Intabadan Beeraleyda Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxa ay weli isticmaalaan nidaamka tacabka Beeraha ee qadiimiga ah,balse haatan aqoonyahanada magaalada Jowhar ee bartay cilmiga Beeraha ayaa ugu baaqay Beeraleyda in ay ka guuraan nidaamka qadiimiga ah.

Warbixintaan waxaa Soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here