Madaxweynaha Puntland oo Dhaggax Dhigay Wadadda Isku Xirto Magaalooyinka Sheerbi, Dhahar iyo Xingalool.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku soo gaaray Degmada Dhahar ee Xarunta Gobalka Haylaan, ayaa dhaggax dhigay Waddo Isku xiri doonta magaalooyinka Sheerbi, Dhahar iyo Xingalool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here