Dhalinyaradda Jowhar oo siyaabo kale duwan kaga hadlay Tahriibka.

0
160

Qaar kamid ah dhalinyarrada soomaaliyeed ayaa u tahriiba waddammada qaar kuwaas oo dhibaatooyin kala kulma.

Nasteexo Jimcaalle oo ka mid ah dhaliyaradda Jowhar ayaa ugu baaqday dhalinyarradda soomaaliyeed inaay waddankooda shaqo ka raadsadaan intii ay waddan shisheeye u tahriibi lahaayeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here