Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo kormeer shaqo ku tegay Cisbitaalka guud ee Jowhar.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kormeerkan ayaa waxaa uu la xiriira xalad dawo yari ah oo laga soo sheegay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here