Dhalinyarada Jowhar Oo loogu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta .

0
177

Jowhar  (Radio Isnaay) Aqoonayahanada bartay cilmiga dhaqaalaha ayaa sheegay in dhalinyarada xirfadleeyda ay wadanka ku biirin karto horumar dhaqaale,C/risaaq Cali Cadoow waa qabiir ka faalooda arimaha dhaqaalaha waana bare wax ka dhiga jaamacadaha magaalada jowhar wuxuu ka hadlay qaabka ugu fudud ee dhalinyarrada waxbaratay u sameyn karaan xirfado.

Warbixintan waxaa Soojeedineyso :- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here