Ganacsatada Caasimadda Hirshabeelle oo Walaac ka Muujiyay Isku socodka Wadooyinka Jowhar iyo Muqdisho.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Jowhar ayaa sheegay in dhiibato ay ku qabaan isticmaalka wadadda isku xirta Muqdisho iyo Jowhar taasi oo mararka qaar sababta in uu sare u kaco qiimaha badeecadaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here