Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta oo ka dhacaya dalka Turkiga.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cilmi Maxamed Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Istanpul ee dalka turkiga waxaa ay uga qeyb galayaan shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha caalamka oo ay hoggaan u tahay IMF.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here