Jurgen Klopp Oo Ka Fal Celiyay Kaarkii Casaanka Ahaa Ee Loo Taagay Darwin Nunez.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay kaadhkii casaanka ahaa ee loo taagay xiddiga Darwin Nunez intii lagu jiray kulankii Crystal Palace.

Xiddiga Weerarka  uga ciyaara Liverpool ayaa madaxeeyay xiddiga Crystal Palace ah qaybtii dambe ee ciyaarta.

Kadib dhacdadaas xiddiga Darin Nunez ayaa loo taagay kaadhka casaanka tooska ah isaga oo ka baxay ciyaarta kooxdiisa oo lagu leeyahay 1/0 kulankuna ku adag yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here