Jowhar – ( Radio Isnaay ) – kulankan ayaa looga hadlaayey kor u qaadida dadaalada arimaha xalka waara, kulankan oo ay ka soo qeyb galeen shaqaalo ka kala socday wasaaradaha, Maamulka iyo Xubno ka socdey Ururada bulshada Rayidka ayaa ugu dambyen lagu soo xiray magaalada Baydhabo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.