Dhalinyaradda Magaalada Jowhar oo ku Baaqay in loo Gurmado dadka ay Abaaruhu Saameeysay.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulamo maalmihii dambe ka socday Jowhar ayaa waxaa looga arinsanayay abaaraha ka jira guud ahaan dalka gaar ahaan deegaanada Hirshabeelle waxana uu kulanka udhaxeeyay ganacsatada iyo qaar ka mid ah dhalinyarada deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here