Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo laga Codsaday inay beeraleyda yar yar dhiirigallin usameeyaan.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleey baddan oo la daalaa dhacaya abaarahii gugii hore,balse doonaya inaay ka faa’iideeystaan xagaayaha iyo biyaha deyrta ayaa ka codsaday wasaaradda beeraha inay u sameeyaan beeraleeyda yar yar dhiiri galin dhanka abuurka iyo falka beeraha si waxsoosaarka uu u hagaago sidoo kale loo sameeyo suuqgeyn  sida uu sheegay Bishaar Cabdi oo ka mid ah beeraleeyda Jowhar. 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here