Haweenka Magaalada Jowhar oo ku Baaqay in la Horumariyo tacabka beeraha.

0
227

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleey baddan ayaan ka faa,iideysan xilliyada ay biyaha baddan yihiin,maadaama loo baahan yahay in lahelo iskaashi beeraleey si dib loogu isticmaalo  xilliyada biyo yaraanta dhacdo, keydadkii biyo xireenada waaweynaa si looga faa,iideeysto, inkasto ay jiraan burbur ku yimid goobaha qaar beerana laga dhigtay qaarna laga dhistay guryo  deegaan ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here