Messi Oo Laga Dhex Waayay U Tartamayaasha Ballon d’Or.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – France Football ayaa soo saartay liiska 30-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta Ballon d’Or sanadka 2022.

Halyeeyga Kooxda Barcelona ahna xiddiga kooxda PSG ee Lionel Messi ayaa ka maqan Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta sanadkan.

Waa markii ugu horaysay tan ilaa sanadkii 2006 oo uuna Lionel Messi ka soo muuqan xiddigaha u tartamaya abaalmarinta xiddiga ugu fiican addunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here