Beeraleyda Sh/dhexe Oo Baaq u diray Dowlad Gobaleedka Hirshabelle

0
244

Jowhar (Radio Isnaay) Beeraleyda gobalka Shabeellaha dhexe ee dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa haatan wado dadaalo ay ku doonayaan in ay kusoo nooleeyaan waxsoosaarka uu caanka ku ahaa gobalka inkastoo ay sheegeen in ay wajahayaan caqabada badan,waxa ayna baaq u direen maamulka Hirshabelle.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here