Dadka ku dhaqan Tuuladaa Dharkeynley Oo Dalbaday Gargaar Deg deg ah.

0
136

Jowhar (Radio Isnaay) Tuulada Dharkeynley waxa ay kamid tahay Tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle,waxaana haatan lagasoo warinayaa in ay kajirto xaalad adag oo dhanka nolasha ah iyadoona dadka ku dhaqan ay dalbanayaan gurmad deg deg ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here