Xoolo dhaqatada ku nool Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Jowhar oo ka cabanaaya Abaaro

0
187

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Cudurro kala duwan iyo Abaaro isbiirsaday ayaa sameeyn ku yeeshay xoolaha

In kastoo ay heleen Xagaayo dabayaaqadkii Bishii hore haddana Cudurka xaafoow iyo cuduro kale ayey sheegeen Xoola dhaqatada ku nool Tuulada cali deer ee duleedka Degmada jowhar waxaana ugu daran Ari-cadka sida uu sheegay Xassan Aaddan oo

Ka mid ah Xoolo dhaqatada Tuuladaasi

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here