Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo Hoyoyiinka ugu baaqday  in ay Naaska siiyaan Dhalaanka

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Bulshada ku Dhaqan Magalada Jowhar Casimadda Hirshabelle ayaa lagu Wacyigeliyay  in ay naaska siyaan dhalanka si ay u helaan koriimo wanagsan.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here