Gudomiaya gobolka shabelleha dhexe oo hey’adaha ugu baqay in ay hergeliyan celal.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin baddan oo hoostaga Gobolkan ayaanan lahayn Ceelal ay Biyaha ka dhaansadaan sidoo kale ma,ahan Ceelasha qaarkood ee ay Hey,addaha qodeen kuwa Nadiif ah oo laga qoday meelo ka fog Musqulaha wuxuu ugu baaqay Gudoomiyaha Maamulka  Sh Dhexe Ahmed Meyre in Wasaaraddu la timaado qorshe cad oo lagu hagaajinayo in dadka Tuulooyinka ay helaan biyo ay cabaan isla markaana qorsheysan.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here