Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, ayaa kulan la qaatay Safiirka ku xigeenka dalka Talyaaniga ee u fadhiya Soomaliya Amb. Massimiliano Bertollo.
Ugu horreyn, Ergeyga ayaa ka dhageystay safiirka warbixin ku saabsan howlaha gargaar ee Dowladda Talyaaniga ka wado gudaha waddanka Soomaliya.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim