Xaalad  Dhanka Nolasha Ah Oo Laga Soo Sheegayo Dadka Ku Nool Tuulada Geedo Barkaan.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Tuulada Geed Barkaan Ciise Maxamed oo wareysi siiyay Idaacadda Isnaay ayaa ka warbixiyay Xaalada ka jira Tuulada waxaa uuna tilmaamay in ay heysato xaalad adag oo dhanka Nolosha ah taasi oo Sababata Abaaraha ka jira Gobolka Shabeellaha Dhexe .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here