Tababar ku saabsabsan maareynta caqabadaha Haweenka ka haysta dhanka Nolosha Oo  Jowhar lagu qabatay.

0
148

Jowhar (Radio Isnaay) Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka  Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay tababar ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah Haweenka Gobalka Shabeellaha Dhexe iyo qeybaha kala duwan ee bulshada iyadoona diirada lagu saarayay caqabadaha Haweenka ka heysto dhanka nolasha.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here