Jowhar (Radio Isnaay) Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobalka Sh/dhexe iyo gudoomiyaha duubabka odoyaasha dhaqanka ayaa kahadlay in dhalinyarrda ay door mugleh kuleeyihiin ka qeybqaadashada arimha siyaasadda,nabadeeynta,arimha bulshada iyo dib udhiska dalka.
Warbixintan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi