Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo siyaabo kale duwan kaga hadlay Tahriibka.

0
152

Jowhar (Radio Isnaay) – Qaarkamid ah Dhalinyarada kunool waddanka ayaa kukala aragti duwan in loo tahriibo wadamada qurbaha si loo helo dhaqaalo balse qaarkood oo soo arkay dhibaatada kajirta in la Tahriibo ayaa ugu baaqay dhalinyarada in ay la yimaadaan xirfado madaama shaqo yari ay jirto.

Warbixintan waxaa soojeedineyso:-  Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here