Wasaarada Gargaarka Hirshabelle Oo Jowhar ku qabatay Tababar ku saabsan yareynta dhibaatooyinka ka dhasha Musiibooyinka.

0
143

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo maareynta muusiibooyinka Dowlad Gobaleedka  Hirshabelle  Cabdi Mahad Cabdullaahi (Qoorgaab) ayaa magaalada Jowhar ka daah furay tababar ku saabsan sidii loo yareyn lahaa  dhibaatooyinka ka dhasha Musiiibooyinka,waxaana kasoo qeyb galay qaar kamid ah ururada bulashada magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle iyo shaqaalo katirsan Wasaaradaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here