Jowhar (Radio Isnaay)- Carruurta iyo dadka waaweyn ee qabo baahiyaha gaarka ee magaalada Jowhar ayaana heysan iskuulo u gaar ah oo ay wax ku bartaan madaama ay la xuquuq siman yihiin dadka caadiga ah.
Warbixintaan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi