Jowhar (Radio Isnaay)- Maayarka Magaalada Baledweyne Marwo Nadar Tibaax Maalin ayaa shacabka ugu baaqday jn ay ka qeyb qataan bilic soo celinta magaalada,Iyadoo intaa ku dartay cidi lagu arko iyado qashinka ku shubeysa goobaha dantta guud laga qadi donno talaabo sharci ah.
Warbixintan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim