Jowhar (Radio Isnaay) – Iyadoo dhawaan maamulka Gobalka Sh/dhexe iyo kan Degmada Jowhar ay Shacabka fareen awaamiir ku aadan in laga shaqeeyo bilicda Magaalada ayaa haatan waxaa bilaawday Olola Nadaafadeed oo ay horkacayaan Maamulka Degmada.
Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan