Maamulka Degmada Jowhar Oo Shacabka kaga digay Nadaafad Darada.

0
138

Jowhar (Radio Isnaay) Guddoomiyaha degmada Jowhar Cusmaan Maxamed Mukhtaar Baarey oo la hadlay Warbaahinta ayaa digniin u diray qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Jowhar isagoona xusay in talaabto ay ka qaadi doonaan cid walbo oo aan dhowrin bilicda Magaalada.

Warbixintan Waxaa soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here